Barashada Computer iyo IT Afsoomaali ee shabakada Aflax Computer iyo Sanadka cusub

Video is ready, Click Here to View ×


Aflax Computer waa shabakad ama website online ah oo lagubarto Computer Science iyo IT ga oo afsoomaali kubaxa. Waxaad kahelaysaa webka markaad isdiiwaan geliso maadooyinka Computer Science oo duuwan maqal iyo muuqaal afsoomaalina lagusharaxay oo aad kafaa iidaysan karto meelkasta oo aad dunida kajoogto.

Maadooyinka Duuban ee hada kujira webka waxaa kamida:

Computer Introduction – Hardware and Software
Microsoft Office Word 2007
Microsoft Office Excel 2007
Microsoft Office PowerPoint 2007
Microsoft Office Word 2016
Microsoft Office Excel 2016
Microsoft Office PowerPoint 2016
Microsoft Office Access 2016
Microsoft Office Outlook 2016
Microsoft Office Publisher 2016
Web Design HTML iyo CSS
PHP Programming
Java Script
Photoshop CC
Adobe Premiere CC Video Editing
Java Programming
C++ Programming
C# Programming
Visual Basic.Net
MySQL Database
Networking
Windows 8
Windows 10
WordPress

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.